LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

SU'AALO IYO JAWAABO




WAXA AYNU QADAN DOONA  MAANTA  CASHAR KAMIDA CASHARADEENI TAXANAHA, AHA. EE KAMIDA KITAABKA MAGICIISU YAHAY
( AXKAAMTA SOMKA IYO SAKATUL FIDRIDA)

 
SU'AASHA 26AAD:
QOFKA SUXUURTA BADHEEDH UGA TEGAY ISAGA OO HELI KARA  KADIBNA DHIBATO KASOO GADHAY SUXUUR LA'AANTA MAKU DEMBABAYAA?

 qofku naftiisa in uu dhibateeyo uma banana.
Allah waxa uu yidhi:-
 (ولاتقتلوا أنفسكم ان الله  كان بكم رحيما)
( NAFIHIINNA HADILINA,   ALLAH WAXA UU AHAADAY MID IDIN NAXARIIS BADAN,,

 NEBIGU  SALALAAHU CALAYHI WASALAM.  WAXA UU YIDHI:-
  (لا ضرر ولا ضرار)
WAX DHIB AHI MA BANAANA , WAX IS DHIBITAN AHINA MA BANAANA.

 suxuurtu waa sunne la adkeeyay  sida culimada badan koodu ay qabaan . 
Qofku haddi isaga oo suxuurti awoodi kararaya uu katago sidaasna uu naftisa ku dhibo , waa uu ku Dan babayaa ,haddi  uu ogaa in uu kudhibatonayo


SU'AASHA 27AAD:
 DADKA QAAR AYAA YIDHAAHDA:- SUXUURTI AYA NAGA TAGTAY XALAY, IYAGA OO MALINTI RAMADAAN WAX ISKA CUNAAYA.DADKAAS XUKUN KOODU WAA MAXAY?

Qofku in uu u afuro suxuurta iga tagtay uma banaana. Qofku ha suxuurto ama yuusan suxuuran waxa waajib ku ah in uu soomo.suxurta in uu qofka soonku u guntamo shardi uma aha ee waa loo sunneya qofku in uu suxuurto.

 Qofka sidaas ku dhacay, waxa waajib ku ah maalinta inta kadhiman in uu af-haysto oo uma banana  malinta Ramadan isaga oo an cudurdaar sharciya haysan in uu iska afuro. Oo iska cuno oo iska cabbo. Malinta sidaas kaga tagtayna uu sooqalleyaa.

Qofka soonka faralka soomayaa waa in uu habeenkii kuseexdaa niyad in uu berri soomi dodoo ah . Markaas suxuur ha utooso ama hadhaftab,e  soonkisasi waa uu xidhan yahay

Post a Comment

0 Comments