بسم لله الرحمن الرحي
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
WAXA INOO SO CODAY KITAABKENI ( AXKAAMTA SOOMKA IYO SAKATUL FIDRIDA) KASO AYNU SI ANBA QAADI DOONNO HADDI ALLAHA AWOODALE OGOLAADO
SU'SHA 43AAD: QOFKII SOOMANA HADDI UU QIF KALE DHIIG KAKEENO, SI BADHEEDH AH, SOONKU MAKA JABAYAA?
qofkii soomana haddii qof kale dhiig ka keen,
soonkiisii kama burayo. hase yeeshee, waa uu ku danbaabayaa oo falkaas uu layimi awgiis ajarkii soon ka uu ku heli lahaa ayaa kanusqamaya.
Aragti sidaas khilaafsan waxa qaba AL-IMAAM IBNU XASMI oo ah soon ka danbi oo dhan ayaa buriya.balse,sida qummani waa in aanu ka burayn ee keliya uu ajarku kanusqaamayo.
SU'AASHA 44AAD:
QOFKU ISAGA OO SOOMAN HADDII UU QOF XAQDARRO KU DILO, SOONKU MAKA JABAYAA?
culimada badan koodu waxa ay qabaan danbiyada aan gaalnimada gaadhsisnayni,kuwii wax afurinayayna aan ka mid ahayni in aysan soonka jabinayn baseball ajarkii uu qofku soon ka ka heli lahaa uu ka cawarayo.soonka waajibka ah waa kadhacayaa qallana laguna yeelanayo maalintaas.
NEBIGU( صلى الله عليه وسلم ) WAXA UU YIDHI
'' رُبَ صَائِمٍ لَيْسَ لَهُ مِنْ صِيَامِهِ إلا الجُوعُ وَالعَطَشُ'' اخرجه أحمد
وابن ماجه والنسائي وصححه ابن خريمة والحاكم.
SU'SHA 45AAD:
QOFKA SOOMANAA EE LA ARKO ISAGA OO WAX CABAYA AMA WAX CUNAYA MALAGU BARAARUJINAYAA MISE WAA LOODAYNAYAA
qofkaas waa labaraarujinayaa oo waa la xasuusinayaa soonka. sababta oo ah, nebigu صلى الله عليه وسلم waxa uu yidhi:-
,,من رأى مِنْكُمْ مُنْكَراً فَلْيُغَيُر بِيَدِه،فإنْ لَم يـسْتَطِع فَبِلِسَانِه،،رواه مسلم
KA IDINKA MID AH EE ARKA XUMAAN,GACANTIISA WAX HA KAGA QABTO, HADDII UU KARI WAYANA CARRABKIISA WAX HAKAGA BADDELO,,
qofka ilowshiyo ku cabaya isaga kama danbabayo. hase yeeshee, shaitan uu samaynayo ayaa xumaana. waa loo sheegayaa oo waa labaraarujinayaa waxana saran in uu tuff haddi uu afka wax ku hayo.
SIDO KALE NEBIGU صلى الله عليه وسلم WAXA UU YIDHI:-
''إنما أنا بشر، أنسَى كَما تَنْسَون ، فإذا نَسِيتُ فَذَكِّرُوني،،منتفق عليه
,,WAXA AAN AHAY OO KALIYA BASHAR , SIDA AAD WAX U ILODAAN AYAAN ANIGUNA U ILAAWAA EE HADDAN ILAAWO, I XASUUSIYA,,
NEBIGU صلى الله عليه وسلم WAXA UU SIDAN KALAHAA
SALLADA, SIDA SALAADDABA LOO XASUUSINAYEY AYAA CIDDII ILODA SOONKANA LOO XASUUSINAYAA.
HALKAAS AYUU INOOGU JOGAYA MANTA CASHARKEENI

0 Comments