assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu walalahayga sharafta badanoo waxa aynu ka hadli doona maanta
shuruuda salaada saladu walalayaal waxa ay ledahay shuruud shuruda hadii lawayana ma asaxayso saladasi shuruda saladu waa 14 rukni waxa anay kalayihin
1)) NIYA:
wa inuu qofku niyaystaa inu salada guto
2)) TAK BIIRTA XIDHASHADA SALADA:
waxa weyan inu qofku dhoho allahu akbar marka u xidhanayo salaada
3)) INU IS TAGO HADU AWODO:
macnehedu waxa uu yahay wa inu qofku istaga ku tu kado hadii u awoodo
4)) INU AKHRIYO FATIXADA:
wa inu qofku akhriyo fataxada ragcad kasta
5)) RUKUUCDA:
wa inu ru kuco qofku ragcad kasta
6)) INU ICTIDAL SAMEYO RU KUCDA KADIB
7)) SUJUUD:
inu dhigo dhulka wajiga afka iyo sankaba
8)) INU KASO TOSO SUJUDA:
9)) INU FADHISTO LABADA SU JUDOD DHEXDODA:
10)) INU UFADHISTO ATAXYAD KA DHEXE:
11)) INU U FADHISTO ATAX YADKA U DANBEEYA:
12)) INU KU SALIYO NABIGA SALALAAHU CALAYHI WASALAM :
13)) INU SALAMAD NAQSADO
14)) INU U KALA HO RAYSIYO ARKANTA SAY UKALA HOREYAAN
0 Comments