![]() |
assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu
waxa aynu til mami Dona shuruda salaada
saladu waxa ay ledahay sagal shardi
1)) ISLAAM:
wa in uu qofku islamyahay oo aanu gaal ahayn
2)) INU QOF CAQLILE YAHAY:
wa inuu qofku yahay mid caqlile oo aanu walayn
3)) INU QOF WAX KALA SARAYA YAHAY:
ta macne hedu waxa uu yahay qofku wa inuu yahay qof garanaya waxanu samaynayo waxaytahay xukun keda iyo guda shadedaba
4)) INU DAHIR YAHAY QOFKU:
qofku wa inu dahir ka yahay waysajabka yar iyo waysajabka wayn ba
5)) INU NAJASO KA MADHAN YAHAY:
macnehedu waxay tahay inu qofku nadifiyo jidh kisa maradisa iyo mesha u ku tu kanayoba
6)) CAWRADA OO LA AS TURO:
wa inu qofka tukanaya cawradiisa asturo rag iyo dumarba
ragga cawradoodu waxa weeyaan
inta u dhaxaysa ruuga iyo xundhurta
dumarkana cawradoodu waxa ay tahay
dhaman gabadha jidhkedu wa cawro marka laga rebo wajiga iyo labada jalaqley
7)) INU WAQTIGU SO GALO:
macnehedu waxa uu yahay wa inu so galo waqtigi saladu wayo hadi latu kado waqtigi salada o an so galin ma asaxayso saladasi
8)) INU QIBLADA QABILO:
wa inu qabilo qiblada qofka salada tu kanaya wayo hadu melkale u jes to ma asaxayso saladasi
9)) INU NIYAD LA YIMADO:
wa inu qofku niyaysto inu gudanayo salaad
0 Comments