LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Camalada sabab u no qon kara gelista jannada


 


waxa aynu  ka  hadli doona  acmaasha  uu qofku janada ku geli karo inagu so kob koo bayna


1)) RUMAYNTA ALLE: 

rumaynta ilahay waa seeska iyo assaska  shay kaste oo wanagsan  sido kale qirida la qiro kelinimada alle waxa lagu hela jano

2))  GUDASHSADA WAJIBAADKA ALLE INA SAARAY: 

 hadi uu lasimo qofku shanta salaadood   sakadana uu bixiyo  bisha ramadaana uu soo mo xajkana uu tago hadii  uu a wo do   acamasha wax uu ku mutaysanaya janno


3)) TOOBADA:  

qofku marka uu danbiga galo e soo labashada uu ilahay usoo labtay farahana kala boxo macaasidi uu sameynayey janno ayu ku mudanaya falkaa hadii u shurudeda buuxiyo


4)) AKHLAAQ WANAAGSAN:


hadii u akhlaaq wanaagsan layimaado qofku sida runta Amanda oo u ilaliyo  balanka oo u fuliyo  naxariista  uu u naxaristo dadka iyo dhaman nolayasha waxu ku gali kara janno


5)) SABIRKA :

sabirka u qofku ku sabro balayoo yinka iyo masaa ibta    iyo inu ku sabro adeecista alle iyo  inuu macaasida kasabro waxa uu ku kas banaya janno


6)) BARASHADA CILMIGA  SHARCIGAA: 

barshada labaranayo cilmiga sharciga  hadii u qofku ku radinayo barashada cil miga rali ahansho alle waxa uu halaya janno


7))  ILALINTA XUBNAHA: 

 ilalinta xubnaha sida maqalka oo ay tahay inanu dhageysan qofku wixi alle ka xarimay

iyo araga inanu egin wixi alle ka xarimay iyo carabka oo ay tahay inanu qofku ku hadlin wixii alle xarimay


8)) CABSIDA ALLE:

inuu ilahay ka cabsado qofku  kor iyo hoosba wax uu ku helaya janno


9))SAMAFALKA LABADA WAALID:

hadi uu u wanaagsameyo qofku labadisa walid adeeco maqlo waxa u ku helaya janno


10)) WADADA OO LAGA DUWO WIXII DHIBATAA:


sida in wadadi la hagajiyo qodaxada laga qado wasakhda laga ilaliyo janno aya lagu mutaysan karaa

kuwa iyo kuwo kale oo tira badaba waxa lagu heli kara janaatka alle

Post a Comment

0 Comments