LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

FADLIYADA NEBIGE


 


Àssalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu  walalahayga sharafta badanoo  waxa aynu  ka  hadli  doona  fadliga iyo sifooyinki nabi muxamed salalaahu calayhi wasalam
nabi muxamed waxa uu aha sayidkii umada nabi  aadam sido kale wa ki ugu here yay e lo jexay dhulka sido kale wanibiga ugu horeyay ee umadiisa ushafeecaqadaya sido kale waa saa xibu maqmi maxamuud

alle waxa u yi yidhi isaga  oo til mamaya nibiga sifiyinki sa iyo waxyaba alle uu u so diray

قال الله تعالى: وَمَا أرْسَلنَاكَ إلا رَحْمَةً لِلْعَالَمِين*
sifooyinka  waxa kamida hadaynu tilmaano waxa ka mid ahaa

1)) ILAAHAY AYAA DOORTAy :
ilahay ayaa toorta subxanhu wa tacalaa kana doorta  carab carabna kasi doortay quraysh qurayshna ka si door tay reer binii haashim

2))  AKLAAQ WANAAG:
waxa uu laha nebigu salalahu caleyhi wasalam
akhlaq wangsan waxa uu ahaa mid is dhulldhiga dhawrsoon run badane ah aamina   gesiya sabir badan

3))  NAXARIIS BADAN:
nabigu waxa uu ahaa salalaahu caleyhi wasalam
mid naxariis badan una naxariista u madiisa iyo dhamaan dadka kale

4)) BARAKO BADAN:
Waxa u aha nibigu mid bara ka badan ilahay na waxa uu kadhiga u madiis ta ugu khayr badan u madaha dhamaan̈

5)) WAXA UU U SHAFEECA QADAYA UMADIISA:

nebigu waxa u alle u o go lanaya inuu u shafooco qado umadiisa maalinka qiyaame wana sifo u gaara nabiga  salalaahu calayhi wasalam

ina ta ayaynu ku gabsanaynaa 
wabilahi tow fiiq

Post a Comment

0 Comments