Assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu
walalayaal waxa aynu shegidoona awlaadi nabiga tira doodii iyo waxy kala ahaayeen
nabigu salalaahu calayhi wasalam waxa uu dhalay todobo caruura lix waxaa u dhashay khadiija bintu khuwelid midna waxaa u dhashay maariya tal qubdiya
sido kale waxay kala ahaaye sedex raga iyo afar dumara
1)) QAASIM: waxaa uu ahaa ka ugu weyn awlaada nebiga nibiguna salalaahu calayhi wasalam ku kuun yaystay
2)) CABDILAAHI:
3)) IBRAAHIM: Ibrahim waxa dhashay mariya tal qibdiya
4)) SAYNAB:
5)) RUQIYA
6)) UMU KALTUUM :
7)) FAADUMO
Dhamaan awlaada nabigu waxay dhinteen iyaga oo yarar nabiga kahor marka laga reebo faadumo iyadu nebiga salalaahu calayhi wasalam way kadan beysay
0 Comments