LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

NABIGA ADEERADII


 assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu 


waxay nu til mamidoona nebiga aderadii  intay ahayen magacyadooda  hadii alle subxanuhu watacala ina wafajiyoʻ  insha allaah


1))   XAMSA IBNU CABI MUDALIB: 

wuxuu ahaa ninka ugu gesisan uguna xoga badan qurash waxana lagu nanaysi jiray sayidkii shu hadada


2)) CABAAS IBNU CABI MUDALIB:waxa uu ahaa  mid u cimrigiisu dheera yacnii waxa uu kamidaha raga quraysh ugu wa weeyn


3))  ABUU DALIB IBNU CABI MUDALIB:

waxa weyan nabiga ader kii ka Fala qatay  marki uu dhintay awoow gi cabdi mudalib  manu islaamin lakin  nabiga wuu difaacay


4))  ABUU LAHAB BINU CABDI MUDALIB: 

waxanu caan ku ahaa cada wad ba an oo uu u qabay islaamka  qur aan kana alle waa uu kaga waramay


5))  SUBEER IBNU CABI MUDALIB 

waxa uu ahaa ka ugu weyn  rer bani haashim abihi cabi mudalib gadashii


6)) XAARIS IBNU CABDI MUDALIB:

xaaris  waxa uu ahaa ka ugu weyn  ubadkii u dhalay cabi mudalib isaga ayana logu kun yayn jiray


7))  QAYDAQ IBNU CABDI MUDALIB:

magi ciisa dhabtana waxa uu ahaa  [muscab] waxa aanu ahaa ninka ugu wanagsan quraysh


8))  MAQWAM BINU CABDI MUDALIB: isna wa mid kamida nabiga adeeradii


9)) DIRAR: isaguna waxa uu ka mid ahaa nabiga adeeradii

Post a Comment

0 Comments