asslamucalaykum
manta waxaynu ka hadli Donna fadliga u leyahay cilmiga sharciga inlabarto iyo fa idoyinka ku Duugan hadi labarto cilmiga ee laga helayo
cilmigu waxa u leyahay fadli iyo dherad aad ubad o aynan so koobi karayn mana sina qof aqoonle iyo qaf jaahila ama an aqon lahayn sida ilahay ,سبحانه وتعالى .ino shega alle waxa uu yidhi (قل هل يستوى الذين يعلمون ولذين لا يعلمون))
alle wuxuu yidhi miyay simanyihin kuwa garanaya iyo ku aan garaneeyn.
وقال الرسول صلى الله عليه وسلم: مَْن سَلَكَ طَرِيقًا يَْلَتمِسُ فيه ِعلْمًا سَهّلَ الَلهُ بِهِ طَرِيقَا إلى الجنة)
waxa u yidhi nabigu صلى الله عليه وسلم:qofka mara wado kaa so cilmi ku radinaya ilahay ayaa ufududeeya wadidii u janada umarilahaa
walalayaal cilmigu sido ka le waxa u leyahay fa waa id waxaa ka mida faa idoo yinka kuwan hoos ku xusan
1) iftiin iyo hanuun
2)sabab ayuu u noqon kara in ilahay ka rali noqdo
3)waxa uu hagaa jiyaa qofka kaliya iyo dhamaan bulshada
4)waxu sababa qofku inuu sharaf yeesho
AQOON LA.AANI WAA IFTIIN LA.AAN
0 Comments