LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

ARKAANTA ISLAMKA

 assalaamucalaykum warax matu llaahi wa bara kaatu

maanta waxa aynu ka hadli Donna tiirarka ama arkaanta ay ku taagan tahay diin teenan suuban   diinta waxa lagu dhisay ama lagu taagay shantiir sida uu inoo sheegay suubanaheenu  صلى الله عليه وسلم 

قال النبي صلى الله عليه وسلم  بني الإسلام   على خمس .شهادة ان لا اله إلا الله  وأشهد  أن محمد  رسول الله  

واقام الصلاة 

وايتاء الزكاة 

 وصوم رمضان  

وحج البيت  لمن  استطاع  اليه سبيلا


waxa uu yidhi nabigu  صلى الله عليه وسلم diinta waxaa lagu dhisay shan tiir waxanay kalayihiin sidan

1) inla qiro inanu jirin alle xaqlagu cabuda ilahay mooyane nabimuxamedna inuu yahay adoonki ilahay iyo rasuulkisi صلى الله عليه وسلم 

2)inla oogo salaada 

3) insakada labixiyo

4) in lasoomo bisha ramadaan

5) in lasso xajo baydka alle qofki awooda 

marka walalayaal  waa in lagu dadaalo in shantaa rukni sidooda lo ga soo box  waayo waxa weeyan as aas ka diinta ee ay wax kasta kugu hagagayaan hadad barato kadibna ku camal fasho midkasta oo kamidana waxa uu leyahay shuruud shurudana wayn   lo hugansamo

tussle  hadi ad tiraho waxa jira ilahya kale o la cabudo ilahay so kadi ogoow ilahay mad sin cibadadiisi u xaqa ula ha   ruknigana mad u hogan samin  sido kale haw sujuudin ama haw tukan salad ilahay cid an ahayn

sakadana waynad ka bixisa xoolahaga marka ay gaadhan waqtigii sako goysaka 

sidoo kale waynad soonta bisha Ramadan illa inad cudur dar leedahay mooyane  cudrdarkas oo noqonkara xanuun gaboow  iyo inay gabadho xayd ama  dhigii dhal mada wadato 

sidoo kale waynuu so xajiyaa qofku baydka alle ee barakaysan marka uu hello hanti iyo sahaydisa 


BARO DIINTADA  SI AAD UGUULYSATO LABDA DARODBA


Post a Comment

0 Comments