![]() |
assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu
waxa aynu shegi doonaa albabada naarta iyo qaybahoda
nartu waxa ay ledahay todobo Al baab sida alle qurankisa ku shegay alle waxa uu yidhi
قال الله تعالى : لَهاَ سَبْعَةُ أبْوَابْ لِكُلِ بَابِ مِنْهُم جِزْء مَقْسُوم*
alle waxa uu yidhi waxa ay leedahay todobo albab albab walbana waxa ka gelaya qayb
magacyadeeduna waxay kala yihin sidan
1)) SACIIRA:
2)) SAQARA:
3)) JAXIIMA:
4)) JAHANAMA:
5)) XUDAMA:
6)) LADA:
7)) HAAWIYA:
INTAA AYAY KU EEG YIHIN MAGAC YADII NARTA IYO QAY BAHOODI
ILAAHAY WAXA AYANU KA MAGAN GELAYNAA INAYNU GALA NARIHISA ALLE WAXA AYNU WAY DI SANAYNAA JANAD KIISA
0 Comments