LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Al BABDA JANADA


 

assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu

manta waxaynu shegi doona albabada janada qay bahoda iyo magacyadooda
jandu waxa ayaleedahay sided Al bab sida ku so arortay sunnada  waxa ànay kala yihiin sidan

1)) BABBU SALA:
Al babaka waxa ka gelaya dadka salada tukada

2)) BABUL JIHAAD:
albabka waxa ka gelaya dadka ku dhinta jihaadka

3)) BABU RAYYAAN: 
waxa ka galaya albabkaa dadki soo mi jiray

4))  BABU SADAQA:
waxa ka galaya albabka dadkii sadaqada bixin jiray

5))  BABU MUTAWAKILIIN:
albab kana waxa ka gelaya   dadka alle tala sarta

6)) BABU BIRUL WALIDEYN:
albabka waxa ka gelaya dadka walid kood usama falijiray

7)) BABU DIKRI:
waxa ka gelaya albabka dadki alle xusi jiray

8)) BABU TAA IBIN:
waxa ka gala albabka dadka tobad kenka badan

sido kale waxa jira albabo ka le o janadu ledahay magac yadodan lagu shegay axadista rasulka salalaahu calayhi wasalam
sida -BABUL XAJ, BABUL CUMRA, BABU SILA IYO BABUL AYMAN________

walayal furaha janadu ama mafaatiixda janadu wa  -shahadatu an laa ila il laa-  iyo ac maal saalixa

ilahay ayaynu way Di sanaynaa inu inagu ar saqo jannaad kiisa wan wanaagsan

Post a Comment

0 Comments