![]() |
assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu waxaynu ka hadli doona maanta
sabirka sabirku waxaa weeyan walalayaal
in nafta lagu dir qiyo shay ay nacayso ama ay karah sanayso
waxanu u qaybsamaa sedex qaybood waxanay kalayihin
1))IN LAGU SABRU DACADA ALLE :
macane heduna waxa uu yahay in uu ku sabro qofku dhibatoyin ka kaga imanaya marka u gudanayo awaa mirta alle faray
2)) INU KA SABRO MACASIDA ALLE
taa macneheduna waxa uu yahay inuu naftisa ka xidho oo uu u dido wax yabaha alle ka xarimay
3)INUU KU SABRO QADARADA XANUNKA BADAN EE NOLO SHISA SO MARAYA:
waxay tahay macneheedu waa inuu qofku u dido naftiisa inay ar gagaxdo sido kale inu ka cadhodo dhibatoyinka ku imanaya nolo shish wa inu ilahay kal maysto oo sabro
AYAAD IYO AXAA DIIS AYA KU SO AROORTAY SABIRKA WAXANA KAMIDA KU WAN SO SOCDA
قال الله تعالى: استعينوا بالصبر الصلاة وإنها َلكبيرةٌ إلا عَـلى الخَاشِعِين*
وقال تعال : إنما يُوَفَى الصَّابِرُونَ أجرَهُم بِغَيرِ حِسَاب*
يقول النبي صلى الله عليه وسلم: ما أعطِي احد عطاء وهو خير وأوسع من الصبر
0 Comments