LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

CALAMADKA MUNAFIQINTA


 

assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu walalahayga sharafta badanoo waxa aynu ka hadli doonaa calamadka aya Lee yihiin dadka munafiqinta  nabigu salalaahu calayhi wasalam  waxa  uu  inooga waràmay cala madaha dadka muna fiqinta si aynu isaga ilalino
nibigu waxa uu yidhi

قال النبي صلى الله عليه وسلم: آية المنافق ثلاث: إذا حدث كذب وإذا. وعد اخلف، اؤتمن خان

waxa uu yidhi nabigu salalaahu calayhi wasalam  calamada qofka munafaqa lagu qarto waa sadex
1)  haduu sheekeeyo been ayuu shegaa
2) hadii  la aamino wuu khiyaneyaa
3) hadii uu balan qadana waa uu buriyaa
وقال الرسول صلى الله عليه وسلم  في حديث آخر: اربع من كن فيه كان منافا خالصا  ومن كانت فيه خصلة منهن كانة فيه خصلة  من النفاق، حتى يديها: اذا حدث كذب ،  وإذا  وعد  اخلف،وإذا  خاصم فجر،وإذا  عاهد غدر،

nabigu waxa uu yidhi ka laga helo 
afar waxa laga helay calamad munafaq
afarta midka mida kalaga helana waxa laga helay calamad ka mida calamada munafiqinta
1) haduu shekeyo been ayuu shega
2)haduu hacdi qado wu buriya
3) hadii uu doodo fujur aya layimada
4) hadii  balan qadana wu khiyameeyaa

Post a Comment

0 Comments