assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu walalahayga sharafta badanoo waxa aynu ka hadli doona maanta
salaada walalayal saladu waaruk niga labaad ee diinta islamka sida u ino shegay nabigeenu salalaahu calayhi wasalam
عن ابن عمر رضي الله عنهما :قال: سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم. يقول النبي صلى الله عليه وسلم : بني الإسلام على خمس ، شهادة ان لا اله إلا الله وان محمد رسول الله واقام الصلاة وايتاء الزكاة وصوم رمضان وحج البيت من استطاع اليه سبيلا
ibnu cumar waxa uu yidhi alle haka raalinoqde waxa uu yidhi nebigu salalaahu calayhi wasalam dinta waxa lagu dhisay shan
alle in la rumeeyo iyo nabgiisa
in salaada la oogo
in sakada labixiyo
in bisha Ramadan la soomo
iyo beydka alle laso xajo
sidookale nabigu salalaahu calayhi wasalam waxa uu yidhi saladu waa tiir dhexaadka diinta
sidoo kale saladu waxa weeye xadhiga adoonka iyo rabigii u dhaxeeya
walayal qofka saladiisu haday hagagto arimihiiso dhana way hagagayan aduun iyo aakhiraba
salada xu kun keedu waa waajib
waxanay ku waajibtaa.
qofkasta oo muslima oo qan gadha oo caqli le rag iyo dumar kuu yahayba kana madhan wax cudurdaara sida inay gabadhu xayd qabto iyo wax yabah kale buriya salada
salada waxaa la wajibiyay
hijradi nabega salalaahu calayhi wasalam
labasano kahor intanu hijroon habenki laylatu israa I wal micraaj dhaxdiisa
sido kale malinki waxa latu kadaa shan salaadood oo kala ah sidan sosocota
subax
duhur
casar
maqrib
cishe
walalayaal waxan naftayda iyo nafihinaba u dar dar mayaa inad ku dadaa shan salada wayo waa liban saladu
0 Comments