LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

SAMAFALKA LABADA WAALID


 salaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu


walalahayga sharafta badanoo waxa aynu ka hali  Dona  xaqa labada waalid  

waxa aynu ogsoonahay sababta aynu kunimi marka laga reebo ogolanshaha alle  wa jiritanka labada walid qofkastana waxa dhalay laba waalid  

labada waalid waxa ay inagu leeyihiin  xaq aad u weyn alle sub xaana wata caala marka uu sheegay xaqiisa waxa  uu ku xejiyay  xaqa labada waalid 


قال الله تعالى:((وَقَضَى رَبُكَ الا تَعْبُدوا  إلا  ايَّاه وبِا الوَالِدَينِ إحسـَاناَ))  سورة  الاسراء : الآية 23}


( َواعْبُدُوا الله  وَلا تُشْرِكُوا بِه شيا  وَبِاالوَالِدَينِ إحْسَانا ))


((أن شْكُرْالِي وَلِوالدَيْكَ إلي المَصِير))


ومن الأحاديث  الشريفة::

 يقول ابن عباس  رضي الله  عنه :" قال   إني لا أعلم  عملاً  اقرب إلى الله  من برّ الوالدة."


فعن عبدالله  ابن مسعود  رضي الله عنه:" سألت النبي صلى الله عليه وسلم  :اي عمل احب الي الله   قال الصلاة  على  وقتها قال  ثم اي؟   قال ثم  بر الوالدين  قال ثم اي ؟  قال : الجهاد في  سبيل الله  قال: حدثني  بهن ولو استزته لزادني منتفق عليه 


 وفي الصحيحين عن عبدالله  بن  عمروا رضي الله  عنهما : يقول :جاء رجل إلى النبي صلى الله عليه وسلم  فأستاْذنه  في الجهاد، فقال <أحي والداك؟> : قال نعم  . فقال : ففيهما فجاهد  اي ابذل جهدك في ارضائهما وبرّهما فيكتب لك  اجر الجهاد في  سبيل الله 

 walayaal  ayaadka  iyo axaadiistaa aynu soo til manay iyo kuwo kale oo tira badan waxa ay tilmamayaan xaqa waalidku uu leeyahay    alle na hayna wafajiyo haynaga dhigo ku Wii ku dhaqma walidkoodna adeeca waxyabah  lagu adeecayo labada walid waxa kamida 


1))baari in loo noqdo  iyo in la wanaa jiyo 

waxa so guda galaya in loo shaqeeyo lamaqlo   la jeclaado

2) in si wanaagsan wax lo siyo hadi uu xanuun sanayo in loo dhib. riyo waxa uu diidayo in laga ilaliyo in loo du ceeyo iyo kuwa kale oo fara badan oo ay naan so koobi karayn


ugu Dan bayn wayn  lagu dadaalo farxada waalidka si aad u hesho wanagyo tira badan aakhiro iyo aduunba

Post a Comment

0 Comments