asslamucaleyku waraxmatu llaahi wabarakaatu
waxa aynu ka hadlidoona hadii alle سبحانه وتعالى inoo suuragaliyo muxu yahay xaqa ilaahay uu ku leeyahay adoo madiisa
xaqa uu ilahay inagu leyahay walalayaal waxa weeyan in ilaahay lacabudo cibadadii uu xaqa ula haa taa macneheedu waxa uu yahay inad alle caa budo kaligii cibadadiisa anad cidkale la wadaa jin kana reeb toontid wixii uu alle kaa reebay alle waxa uu yidhi
قال الله تعالى:َومَا خَلَقْتُ الجِّنَ والإِنْسَ إلا لِيَعْبدُونْ )) سورة الذاريات-
alle waxa uu yidhi umaan abuurin jinka iyo insiga toona inay icaabudaan mooye wax kale uma abuurin
قال تعالى: َولَقَدَ بَعَثْنَا فِي كُلِ أمَة رَسُولًا أنِ اعْبُدُوا الله واجْتَنِبُوا الطَاغُوتْ)) سورة النحل-
alle waxa uu yidhi xaqiiqee waxaanu ka soo saarnay umadkasta rasuul si ay ilaahay u caabudaan Ugana dheeraadaan wax yabaha alle so kadii la caa budo:
وقوله تعالى: وَقَضَى رَبُكَ الا تَعْبُدُوا إلا ايَّاهُ وَبِا الوَالِدَينِ ِاحْسَانَا ): سورة الاسراء-
alle waxa uu yidhi rabigiin waxa uu xu kumay inada cabudaan kaligii labada waalidna aad usama fashaan:
واعْبُدُوا الله وَلَا تُشْرِكُوا بِهِ شَييا)) سورة النساء-
alle caa bud hana u sharig samayn
وقا الرسول صلى الله عليه وسلم : حق الله على العباد ان يعبدوه ولا يشرك به شيا -الخ
wu xu yidhi nebigu: salalaahu caleeyhi wasalam
xaqa ilaahay u adoo mada ku leeyahay waynay caabudaan anay u shirki samayn
0 Comments