![]() |
Asalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu
waxay nu shegi Dona wax yaro ka mida tarikhdi nabiga inagoo dhawr jiho ukala ee gi doona
1)) BARBARINTI IYO TARBIYAYNTISI:
nabiga salalaahu calayhi wasalam wuxu dhashay isagoo agoona abihiina waxa uu dhintay isaga oo caloosha hoo yadii ku jira markas kadib hoyadina way dhimatay isga oo yar kadib waxaa kafala qaatay awoow gii cabdi mudalib hadana waxa ge riyooday nabiga awoow gii inta kadibna waxa ka Fala qaday ama gacanta ku hayay adeerkii abuu daalib
2)) SHAQADII U KA SHAQAYN JIRAY NABIGA SALALAAHU CALAYHI WASALAM MARKII UU YARA:
nabigu salalaahu calayhi wasalam waxa uu raci jiray adhiga inta kadibna waxa uu ku so biray ganagsiga iyo tijarada
3)) AKHLAAQDISI IYO SAFAD KI SI:
nabigu waxa uu ahaa qawmkisa dhaxdisa mid lugu yaqaano runta amaanada o uu ilaliyo ilamaa iyo ay ku nanayseen kii aa minka ahaa waxa uu aha nabigu mid dida cabudida asnamta iyo sanamada tasoo xiligaa aad can uga ahayd maka
4)) CIBADAYSI IYO GOONI SOCOD:
nabigu waxa uu aha mid kulablabta godka qarul xira kaso ku yala buurta jabalu nuur waxanu ku cabudi jiray allah uguna firfirsan jiray makhluuqadka alle
5)) GUURKI SI:
nabigu salalaahu calayhi wasalam waxa uu uu guursaday khadiija bintu khuwelid isaga oo cimrigisu yahay 25 sano iyaduna tahay 40 sida lasheegay
6)) KA DHERAN SHAHA CADOYINKI JAHILIGA:
nabigu salalaahu calayhi wasalam waxa uu ahaa mid kafogada dhaqamadi iyo cadooyinki jahiliga waligina uma uu san sujuudin sanam
0 Comments