assalamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu
walalayaal waxa aynu shegidoona nebiga salalaahu calayhi wasalam ee doo yinkii nebigu waxa uu lahaa liX ee eedo waxa aanay kala ahaayeen sidan
1)) SAFIYA BINTU CABDI MUDALIB:
way is lamtay bos ficana way kula hayd dinta
2 ))ARWA BINTU CABDI MUDALIB:
wa laysku khilafay inay islamtay lakin qaar kamida aya shegay inay is lamtay
3)) CATIKA BINTU CABDI MUDALIB:
waxa qabay abi umaya ibnu maqiira waxana layidhi wa gabadhi ku riyotay ama latusay qisadii badar
4)) UMU XAKIIM BINTU CABDI MUDALIB:
waxa qabay kuseys ibnu rabica ibnu xabiib
5)) BARRA BINTU CABI MUDALIB:
wax qabi jiray cabi asad ibnu hilaal marki
danbana waxay gursatay Ubu raham ibnu cadil cisa
6)) UMAYMA BINTU CABDI MUDALIB:
waxa ay dhashay saynab bintu jaxji oo a hayd xaski nabiga iyo hooyadii mu mininta
macasalaama
0 Comments