LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

TOBANKII SAXABI E JANADA LOGU BU SHAREEYAY

assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu

waxaynu shegidoonaa toban kii saxaabi ee janada loo gu bu shaareeyay   sababta lo gu bushareyayna waxay ahayd fadaligooga iyo booska  ay ku lahayeen nabiga agtiisa
waxa nay kala ahaayeen _

1))) ABUU BAKAR SIDIIQ

2)) CUMAR BINU KHADAAB

3))CISMAAN BINU CAFAAN

4)) CALI BINU ABII DAALIB

5)) DALXA BINU CUBEYDi LAAH

6))  SUBEER BINU CAWAAM

7))  CABDIRAXMAAN BINU CAWF

8))  SACAD IBNU ABII WA QAAS

9))  SACIID IBNU SAYD

10))  ABII CUBEYDATA IBNU JARRAAX


Post a Comment

0 Comments