LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Todobo danbi

 

assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu 


walalayaal  waxa  aynu  shegidoona  xadiis nabigu salalaahu calayhi wasalam  uu ku sheegay todobo Dan bi oo wax halaaga waxa uu aha xadiisku sidan


هن ابي هريرة رضي الله عنه  .عن النبي صلى الله عليه وسلم:قال.

<اجتنبوا سبع الموبقات >

قالوا  يا رسول  الله  ما هن؟ قال:

الشرك با الله 

السحر

وقتل النفس التي حرم الله  إلا بالحق

 واكل الربا

واكل مال اليتيم 

وقدف المحصنات المؤمنات الغافلات

وتولي يوم الزحف


nabigu waxa uu  yidhi salalaahu calayhi wasalam 

kadheeraada todobada wax halaaga 


ilahay inad cibadadisa cidkale la wadajisaan

iyo sixirka

iyo in ladilo naf alle xaran time yay xaq in lagu dilo mooye

Cunida ribada

cunida xoolaha agoonka

iyo in xumaan lagu gano dumarka wan wanaagsan ee muminadka

 iyo in aad carartan malinka galada iyo muslimintu is laynayso

Post a Comment

0 Comments