LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

WAX YABA BURIYA SALADA


 

assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu

waxa aynu til mami Dona waxyabaha salada buriya

1))  HADALKA:
hadii uu qofku isaga oo tukanaya u ku hadlo salada isaga  oo og inu buriyo salada hadalku  way ka buraysa saladisu lakin hadii u kuhadlo isaga o is ilawsan ama an garanen inu hadalku salada buriyo kama burayso saladiisu

2)) QOSOLKA:
hadi qofku qoslo isaga oo salad ku jira way ka buraysa saladu

3)) CUNIS IYO CABIS:
Hidi qofku o gaan u cuno o u cabo saladisu way buraysaa

4)) CAWRADA OO FAYDANTA:
hadi qofka cawradisu Faydanto isaga o salada ku jira way burasa saladisu hadii anu si degdega u assurin

5)) IN LAGA LEXLEXDO QIBLADA:
lex lexashada faraha badan ee laga lexlexdo qiblada salada way burisa lakin hadi u in yar dhaqdhaqaq sameyo ma burto saladu

6)) CIYARTA:
qofku hadi uu ku ciyaro salada dhexdeeda saladisu way ka buraysaa

7)) DAHIR LA AN :
hadi qofku anu dahir ahayn marki usalada gelayay amaba u san wayso qabin ama salada dhexdeda u ku wayso jabo saladu way ka buraysaa

Post a Comment

0 Comments