assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu
waxa aynu ka hadli doona hadi alle kadhigo saladaha
sunayasha ee loo yaqaano sunanu rawaatib
tiradooduna waxay tahay 12 rakcadood waxanay kala yihin
LABA RAK CADOOD OO SALADA SUBAX KA HOREEYA:
AFAR RAK CADOOD OO SALADA DUHUR KA HOREEYA
LABA RAK CADOOD O SALADA DUHUR KA DANBEEYA
LABA RAK CADOOD OO SALADA MAQRIB KA DANBEEYA
LABA RAK CADOOD OO SALADA CI SHAA I KA DANBEYA
wa sida aynu so shegna walayal waxana mudan in lagu dadaalo nabiguna waxa uu yidhi salalaahu calayhi wasalam
من صلى ثنتي عشرة ركعة توطعا في يوم وليلة ، بني له بهن بيت في الجنة)
wax u yidhi nabigu salalaahu calayhi wasalam qofka tukada labiyo tobanka rak cadood isga o ilahay isugu dhul dhigaya waxa janada loga dhisa guri
ilahay sub xana watacaala hayna waafajiyo hanaga yellow ku janada loga dhiso guri
0 Comments