![]() |
Assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu
walalahayga sharafta badanoo waxa aynu ka hadli doona maanta ducada iyo ahmiyadeeda iyo adabteeda
Ducadu waxa weeyan wado uu qofku kula xidhiidho ilahay isago marka kadalbaya naxaristisa iyo garab istagiisa
Ducadu waxa weeyan cibaado wayn islamka dhexdiisa
قال الله تعالى:(وإذا سألك عبادي عني فإني قريب اجيب دعوةالداع اذا دعان)
Ilahay waxa uu yidhi adoomahaygu marka ay I kaa waydiiyan waxad ku tirahada wu idiin dhaw yahay wana ajiiba baryada qofka baryaya
Walalayal ducadu maha oo kaliya qofku inu ilahay wax way disanayo lakin waxa uu qiraya qofku inuu yahay adoon iyo sidoo kale inuu ilahay shay kasta awoodo
Ducadu waxay Lee dahay ahmiyado dhawra waxana kamida ku wan hos ku xusan
1)) CIBAADO:
Ducadu waa cibado wayo waxa ay xoo jisa xidhidhka ilahay iyo adoonka u dhexeya
2)) WADO LAGU XAQIJIYO WAXA U QOFKU RABO:
Wa wado qofka ilahay waxaybo badano khayra ku siyo sharkana kaga difaaco
3)) SABATA AY KU FAYDMAN MURUGOYINKU:
Waxay sabab unoqonkarta ducadu in qofka ay murugoyinku ka faydman iyo dhibatoyinku farxado badana uu ku helo
4)) WADO BADBAADO:
ducada iyo acmaasha salixa waxay saba u yihin inu qofku Badbado malinka aakhiro
5)) WAXAY SABAB U NOQOTA INAY DHIBATOYINKU FAYDMAAN:
Ducadu waxay sabab u noqotaa in dhiba toyinku faydmaan sidoo kale in ma saa ibta alle kaga xijaabo
0 Comments