Assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu
Waxa aynu shegidoona walalayaal aadabta ducada ducadu waxa ay Lee dahay aadab u gaara marka waxa aynu tilmami donaa adabta wax ka mida hadii alle ina waafajiyo
1)) IN ILAHAY LO GAARYELO DUCADA:
wa in uu qofku ilahay u kaliyeyo ducada isago an ilahay cidkale lawada jinayn ducadisa sido kale wa inay ka madhantàhay ducadisa is tus
2)) INU ILAHAY MAHADIYO NEBIGANA SALALAAHU CALAYHI WASALAM AMAANO:
Qofku marka uu ducaysanayo ducadisa waynu kubilaba mahadnaqa alle iyo amanida iyo saliganabiga salalaahu calayhi wasalam sido kale wa inu ku gabagbeyo ducadiisa mahadnqa alle iyo amanta nabiga
3)) INU QOFKU GO AAN SADO SIDO KALENA U YAQIN SADO DUCADA IN LAGA AJIIBAYO:
waxa wajiba qofku inu go aansado ducada u ducaysanayo sido kalena waynu yaqiin sado ilahay in uu ka ajiibayo ducoyinkisa
4)) IN LAGU CELCELIYO LANA DADAJISAN DUCADA AQBALKEEDA:
wa in uu qofku ducada ku celceliyo o aanu dadajisan ducada ajibitaankeeda
5)) IN QALBIGA LASO XADIRIYO DUCADA DHEXDEDA:
wa inu qofku soo xadiriyo qalbigiisa marka uu ducaysanayo
6)) IN LAGU DADALO WAQ TIYADA DUCADA LA AQABALO:
wa inuu qofku ku dadalo waqtiyada ducada la aqbalo sida habeenka marka sedex melod lo qaybiyo mee sha u danbeysa sido kale eedanka iyo aqiimka dhexdooda sidoo kale xiliga la afurayo iyo waqtiyo kale oo tiro badan
7)) TOOBAD KEEN:
qofku wa inu ku dadalo Toobadkeenka iyo istiqfaarta ducada ka hor waayo dunubto waxay kala teedaa adoonka iyo rabigiisa
8)) SADAQADA:
waa inu qofku ku dadalo sada qada wayo sadaqadu waxay sabab u noqon karta ajibida ducada
9)) IN ILAHAY LOGU TAWASULO MAGAC YADISA IYO SIFAADKIISA WANWANAAGSAN:
qofku wa inuu ku tawasulo magacyada alle iyo sifooyinkiisa wanwanagsan tasina waxay ka mid tahay waxa yaba ugu wa weyn ee ducada lagu aqbalo
10)) IN QIBLADA LA QAABILO:
waxa la suneya qofku inuu qiblada u jeesto marka uu ducaysanayo
11)) IN LA DU CAYSTO XILIGA BAR WAQADA IYO XILIGA ADAG:
waxa sunne ah qofku inu ducaysto xili kasta ha ahaato waqti adag ama ha ahaato mid barwa qo ah
INTAA AYU KU EEG YAHAY MAWDUCENI MAANTA MACASALAAMA
0 Comments