Assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu
waxaynu shegi Dona waxayaba ha soomka buriya samka waxa buri wax yabahan hos ku xusan e si fican u akhri
1)) CUNIS IYO CABIS:
qofku hadi uu wax cuno ama wax cabo malin ramadana walina u o gaan u cuna ama u cabo wu burayaa som kisu
2)) GALAMADA:
hadi galmo u sameyo qofku malin ka Ramadan som kisu wu buraya
3)) MATAG :
hadii qofku uu ogan isga matajiyo somkisu wa uu buraya
4)) DHIGA XAYDKA IYO DHIGA DHALMADA:
hadi aya gabadha malinka Ramadan ay xaydo ama dhasho som keedu wu buraya
5)) SIGAYSIGA:
hadi qofku malinka Ramadan qacantis iskaga keeno biyaha wu buraya somkisu
6)) GAAL NIMO:
qof ku hadi u gaalobo malinka Ramadan somkisu wa u buraya
7)) WAX KASTA O MACNE CUNID IYO CABID BA LE:
wax kasta oo gala calosha afka iyo sanka dhegaha hadi loga jedo in lagu biriyo sonka wu ka buraya somku
BARARUJIN
HADI QOFKU MALINKA RAMADAN CUNO CUNTO ISGA O ILAW SAN MA BURAYO SOMKISU
SIDO KALE HADII UU MATAGO ISAGA OO AN ISKA MATAJIN MABURAYO SOM KISU
0 Comments