assalaamucaleykum
waxa aynu ka hadli Dona darajoyinka ama maratibta dinta
maratibta diintu waa sedex waxanay kalayihiin sida tan
1) .
islaamnimo. is lam nimadu waxa weeye in ilahay lo hogan samo lagana fogaado shirkiga iyo e halkiisaba
waxanu leyahay arkan. in laqiro alle xaqlagu cabada inanu jirin alle mooyane nabi maxamedna inu adoonki siyahay iyo rasulkisi
inasalada la oogo . in sakada labixiyo . in bisha Ramadan la soomo . in laso xajo beydka alle e barakaysan
2).
imaan .imanku waxa weye in ilaahay la ru meeyo iyo malaa igtisa . kutubtiisa iyo rusushiisa iyo malinka qiyaame sidoo kale in larumeeya qadarka kiisa khayrka iyo kiisa sharkaba
3) .
ixsaan. ixsaanku waxa weye inad ilahay u cabudid sidii mid ku arkaaya hadadan adi gu arkayn ilahay isaga aya ku arka
dhamaan acmaasha saa lixaa waxay so guda gashaa is laamnimo imaan hadii lagahelo qofka acmaasha wuxu no qonayaa Muslim mu mina sidokale hadi uu u caabudo ilahay sidi mid arkaaya waxa uu noqonayaa Muslim mumina o wanagsan. ilaahay ayaynu waydiisanay inuu ina waa fajiyo
0 Comments