manta waxa aynu kahadli doonaa acmaasha alle .سبحانه وتعالى. ugu jecel yahay in lasameeyo waxanay kob sanaysa acmashasi wax kasta oo alle ka raaliyahay una dhawaynaysa adoonka ilaahay.
waxyabaha ugu muhiimsan acmasha wa ku wan hoos ku xusan
1)) SALAADA OO LAGUTO WAQTIGEEDA. sidaynu ugsoonahay salaadu waxa weyan udub dhexaadka diinta hadii waqtigeeda lagu tana waxa laguhelayaa jaceeylka alle سبحانه وتعالى
2) SAMA FALKA LABADA WAALID. labada waalid in la adeeco loona Sama falo waxay kamid tahay wax yabaha ugu waaweyn ee ilaahay loogu dhawaado laguna helo jacaylkiisa maarka walalayaal aynu ku dadaalo arinkaa
3) JOOGTAYNTA CAMALADA WANWANAAGSAN.
inlajoogteyo camalada wan wanaagsan waxaa laga dhaxlaa inuu ilahay ku jeclaado
4) QURAANKA OO LA AKHRIYO LOONA FIIR FIIR SADO.
akhrinta qur aanka iyo in macaanidiisa loofiir fiirsada waxay kamidtahay cibadadka ugu waayeen
5) DAD KA INLOOGU YEEDHO DIINTA.
inloogu yeedho dadka dacwada iyo diinta si xikmadaÿsan waxa laga dhaxlaa inu ilahay ku jeclaado
6) XUSKA ALLE O LABADIYO.
xuska alle oo labadiyo xilikasta iyo meelkasta waxalagadhaxlaa raaxo aduun iyo mid aakhiroba
7) AKHLAAQ WANAAG.
akhlaqdeena oo aynu haga jino inaga oo uga dhinbiil qadanayna akhlaaqdii wanagsanayd ee ru suulka صلى الله عليه وسلم. waxa aynu ku gaadhayna badhaadhe iyo barwaaqo
0 Comments