![]() |
Assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wabarakaatu
Manta waxa aynu kahadli doona istaqfaarta
Qayixitaankeda ahmiya deeda iyo asbabteeda
Istiqfartu waxa weeyaan in ilahay laga dalbo danbi dhaaf
Wana ficil ama fal lamahadiyo istiqfaartu islamaka dhaxdiisa
Waxanay ka dhacda carabka iyo qalbiga
AHMIYADA ISTIQFAARTA WAXA KAMIDA
1)) IN ILAHAY LAGA DALBO DANBI DHAF:
qofku wa inuu ilahay kadalbo danbi dhaaf iyo inuu ilahay asturo iyo sido kale inanu ku ciqabin danbiyadaa
2))INU KA DHEX BOXO DENBIYADA:
IStiqfaartu waxa ay ka qayb qadataa inu ka dhex boxo qofku danbiyadii uu ku dhex sugnan jiray
3)) SO JIDIDA WANAAGYADA:
istiqfaartu waxa ay so jidaa ama soo jilabtaa wanag yada waxanay celisa xumanaha
4)) SABAB AYAY U NOQOTA JANADA IN LA GALO:
Istiqfaartu waxa ay calamd u tahay dadka mu taqiintaa ee ilahay u u diyariyay janadiisa
5)) WA SUNNADA NABIYADA :
Waxa kuso aroorta qur aanka kariimka iyo axaadiista nebiga boorrin la borinayo istiqfarta
FA WAA IDA ISTIQFAARTA
1)) JANDA LUGU GALAA
2)) DANBIYADA LAGU DHAFAA
3)) BALAYADAY CELISAA
4)) AR SAQADAY WA SICISAA
5)) XASILONI AYA LAGA HELAA
SIDO KALE WA INUU QOFKU KU DUCAYSTAA DUCADA LAYIDHAAHDO SAYIDUL ISTIQFAAR
اللهم انت ربي لا اله إلا انت خلقتني وانا عبدك وانا على عهدك ووعدك ما سستطعت أعود بك من شر ما صنعت ابوء لك بنعمتك علي وابو بذنبي فاغفرلي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
0 Comments