![]() |
Assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu
Manta waxa aynu ka hadli doona fadaa isha
Qur aan ka qur aanku waxa uu Lee yahay fa daa il fara badan aduun iyo akhiraba qur aan waa kalamakii ilaahay kaso lagu sodajiyay nabi muxamed salalaahu calayhi wasalam
qur aanka waxa ugu sugan musliminta dhexdoda hanuun iyo nuur waxa ka mida fa daa isha uu leyahay qur aanku kuwan hos ku xusan
SHAFAACO:
Qur aanku waxa uu u shafeco qadaya asxabtisa yacni dadka akhriya ayu qur anku ushaFeco qadaya malinka qiyame
AJAR WAYN:
Qur anka akhris kisa waxa lagu hela wanagyo sido kale waxa lagu laban laba ajarada xaraf kaste oo la akhriyo waxa laga helaha xasano ama wanag xasna kastana waxay u dhiganta toban nabiguna waxa uu yidhi salalaahu calayhi wasalam
من قراء حرف من كتاب الله فله به حسنة والسنة بعشر امثلها ".
CIBRO QADASHO IYO CAMAL FAL:
qofku marka uu qur aan ka akhrinayo waa inuu u fiirfir sada macaanidisa iyo waxayaba alle kaga waramayo
DhAWANSHA HA ALLE:
Qur aanka oo la akhriyo o lajog teyo akhriskisa waxa ugu wayen ee laga dhaxla waxay tahay u dhawan shaha alle
NUUR IYO HANUUN :
Qur aanku waxa uu iftin iyo hanuun u yahay dadka mu mininta sida uu ino shegay allah tabarka wata cala
(قال الله تعالى: ان هد القرآن يهدي للتي هي اقوم
SARAYN :
Qofka akhriya qur aanka sido kale xifdiya waxa uu helaya sarayn aduun iyo akhiroba
GUUL:
Akhriska la akhriyo qur aanka waxa laga dheefaa libaan
RAXMAD IYO BARAKO:
Akhriska qur aanka waxa laga hela naxariis iyo barako
0 Comments