![]() |
Waxa aynu kahadli donaa fadliga ayleedahay sadaqadu sadaqadu waxa ayleedahay fadli aad uweeyn oo aynan so kobi kareyn
Sadaqada waxa uu alle kaga hadlay qur aanka karimka sido kale axadiis tira badana nabigu waa uu ku til mamay sadaqada iyo fadaa isheeda iyo waxayaba laga dheefo qofku marka uu wax sada qadaysto
قال الله تعالى :
خذ من أموالهم صدقة تطهرهم وتزكيم بها وصل عليهم ان الصلاتك سكن لهم والله سميع عليم( سورة التوبة اية{١٠٣
قال الرسول صلى الله عليه:
ما نقصت صدقة من مال ".
قال الرسول صلى الله عليه:
داووا مرضاكم بصدقة".
قال الرسول صلى الله عليه وسلم:
سبعة يظلهم الله في ظله يوم لا ظل إلا ظله ورجل تصدق بصدقة فأخفاها
".حتى لا تعلم شماله ما تنفق
Daliladaa aynu so tilmanay iyo kuwo kale oo tiro badanba waxa ay ka hadlayan sadaqada iyo fadligeeda
Sido kale waxa lasiya sada qada sided qaybood oo dadka ka mida waxa ayna kala yihin sidan so socota
1)) FUQARADA:
2)) MASAAKIINTA:
3)) KU WA KA SHAQAYNAYA XOLAHA SADAQADA:
4))KU WA DAYMOBAY:
5)) SOCDALKA :
6)) KA JIDKA ILAHAY UDAGALAMAYA:
7)) KU WA ISLAMKA KU CUSUB:
8)) IYO KU RIQABTA
XUKUM KEEDUNA WAA WAAJIB
Sadaqadu waxa ay Lee dahay fad liyo badan waxana kamida
NADIFISAA NAFTA IYO MAALKA
XANUUNADA AYAY DAAWO KATHAY
MAALKA IYO RISQIGA AYAY BARA KAYSAA
MALINKA QIYAME AYAY QOFKA HADH U NOQOTA
AJARADA AYAA LAGU LABAN LABAA
Kuwa aynu tilmana iyo kuwo kale oo tiro badan aya laga helaa sadaqada marka wa in lagu dadaala
0 Comments