LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

XIJAABKA

  


Waxa aynu ka hali Dona xijabka sharciga ee  ay xidhanayso gabadha muslimadahi   qayixitankisa iyo  shuruudiisa 

Xijab waxa ladhahaa marada wada daboosha dhamaan jidhka gabadha marka laga reebo 

Wajiga iyo labada kaf ama labada jalaqlay

Xukum kiisuna waa wajib 

Sido kale xijaabku waxa uu Leeyahay shurud shurudasana waxa kamida ku wan


1)) INU AS TURAYO DHAMAAN JIDHKA:

waxa  kamida shuruda xijabka sharciga inu yahay mid as turaya dhamaan jidhka gabadha marka laga rebo wajiga iyo labada jalaqley


2)) INU YAHAY MID DHUMUC LE:

 Waxa wajiba inuu xijabku yahay mid qaro iyo dhumucle kaso  an ahayn khafiif ay ka dhex muqdan wax yayaba ha ka hoseya ee ay xidhantahay gabadhu


3)) INU YAHAY MID BALADHAN:

Waxa wajiba inu yahay xijabku mid maladhan oo aan ku dhagsaneyn jidhka gabadha  


4)) INANU QURUX BADNAYN:

 Sido kale waxa  kamida shurudaha xijabka  xijaabku wa inanu noqon maro laysku qurxiyo oo iNdhaha so jidanaysa  waa inu noqdo maro aan indhaha so jidanen


5)) WA INANU U E KAYN MARYAHA GALADA:

Waxa wajiba iN uu san shabihin xijabku dharka dadka galada  


6)) INANU AHAYN MARO CANA:

Waxa wajiba inanu noqon xijabku mid cana yacni mid kalegi lagu yaqano qof gara oo lagu garto


7)) INANU DHARKA RAGA U EKAYN:

WAXA wajiba xijabku inan shabihin ama u ee kayn dharka ragga wa ino yahay mid u khasa dumarka


8)) INAN LA UD GIN:

Waxa wajiba inan la ud gin xijabka wayo xijabka debeda aya logu baxa wana ka xaran gabadhu inay is cadriso marka ay dabada u baxayso



سورة الأحزاب (الآية 59):
يقول تعالى: "يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ قُلْ لِأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِنْ جَلَابِيبِهِنَّ ۚ ذَٰلِكَ أَدْنَىٰ أَنْ يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ ۗ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَحِيمًا". وهذه الآية تأمر النساء المسلمات بإدناء الجلابيب عليهن، وهو ما يُفسر بأنه ستر كامل



Post a Comment

0 Comments