![]() |
Waxa aynu shegi doona laba su aalood iyo jawaabahoodii oo ka mida kitaabka ax kaamta soomka
1)) SU AAL :HADDII AY DADKU MARKAY 28 MAALMOOD SOOMEEN LABA QOF OO LAGU KAL SONYAHAY AY SHEEGAAN IN AY ARKEEN BISHI SHAWAAL MAXA LAYELAYAA?
Jawaab: Dadka waxaa SARAN maalinkaa inay afuraan is lamarkaana ciiddaan malinta ka tagtayna ay soo qaleeyaan uma banana in ay soonka sii wadaan .sababta oo ah, maalinta ciidda soomkeedu ma banana imamu nawawi waxa u kitab kiisa 'المجموع شرح المهذب'
Ku sheegay in dhacdo sidan oo kale ah ay dhacday waqtigii cali ibnu abii daalib
Waxa ay na amreen inla afuro oo laciido
Malinta kalena lasoo qalleeyo bisha dayaxa laga tiriyana 29 ama 30 maalmood uun ayay noqotaa kama badan karto kamana yaraan karto
2)) SU AAL: MALMAHA RAMADAAN IYO HABEENADA RAMADAAN KEE FADLI BADAN?
JAWAAB: Habeenada ramadaan aya kafadli badan malamaha ramadaan sababta oo ah habeenada ramadaan waxa ku jira habeenka laylatul qadriga , habeenka sina waxa uu ka khayr badan yahay kun bilood oo an laylatul qadrigu kujirin alle waxa uu yidhi
) ليلة القدر خير من ألف شهر))
Habeenka laylatul qadrigu waxa uu ka khayr badan yahay kun bilood,,
Madama oo laynagu dhiiriyay u dadalida habeenkaas fadli aad u weyn laga helaayo sida oo kale waxa uu ku jiraa 10 danbe ee ramaddaan tasi waxa ay ina tusinaysaa in habeennada bisha ramadan ay ka fadli badan yihiin malmaha bisha
0 Comments