![]() |
Waxa aynu shegi doona laba su aalood iyo ja waabohoodii ku was oo ka mida kitaabka ax kaamta soomka
1)) SU AAL :MALINTA CIIDA MASOOMI KARAA QOF CAADO ULAHAA IN BIL KASTA SEDEX DA CISHO EE UGU HOREEYA UU SOOMO AMA ISNIIN IYO KHAMIIS HADII AY MAALINTII CIIDA KAGA BEEGANTO?
JAWAAB: qaofkaasi inuu soomka layimaado uma banana waxa isku mid ah in uu soomka caado ula haa iyo inuu malinka cidaba gaarkeda u soomayo. Sababta oo ah; waxa kusoo arooray axadiis reebaysa soomka malinta ciidda Abu saciid Al khudri waxa uu yidhi:-
نهى النبي صلى الله عليه وسلم عن صوم يوم الفطر والنحر،، منتفق عليه
Nabigu salalaahu calayhi wasalam waxa uu reebay somka milinka ciddul fidrida iyo arrafada
Waxa sidaas lamida hadii uu khamiis iyo isniin soomi jiray kagana bee gantay maalin ciida sinna kuma banana in maalin ciideed lasomo sonkasi ha noqdo sunne ama faral qalle ama kaffaaro midna ma banaana
Soonka hadii lagu gaar yellow sedexda casho ee bisha u horaysa soonka si mid sunnaha waa faqsan maaha ee haddii uu soomayo 3 -da cisho ee ayaanul biidka hasoomo ( habeenada cadad ah ee 13ka, iyo 14- iyo 15ka-)
Waxa sida oo kale qofka u banaan isga oo aan ku gaar yeelayn in uu bisha bilaw geed badhtama heeda ama dhammaad keedaba uu soomo
2)) SU AAL : MAXA LAGU GARANAYA BISHA RAMADAAN SO GALIDEEDA IYO BIXI DEEDA?
JAWAAB: sogalida ay so galeyso bisha Ramadan waxa ku sugmaaya laba arin midkood ama labadaba in lawda helo
1) ARRINKA 1AAD: aragtida bisha ramadaan nebiga salalaahu calayhi wasalam waxa uu yidhi
اذا رأيتم الهلال فصوموا وإذا رايتموه فا فطروا،، أخرجه الشيخان.
Haddii aad bisha aragtaan sooma hadii aad bisha aragtaan afura
2) ARRINKA 2AAD: bisha shacbaan oo 30 habbeen dhamaystiranta tasi waxay imanaysaa marka bisha ramadaan la arki waayo nabigu salalaahu calayhi wasalam waxa uu yidhi
فأن غم عليكم فأكملوا عدة ثلاثين:أخرجه الشخان
Haddi laydinka qariyo dhamaystirta soddon." Tirada bisha shacbaan soddon dhamays tira sida ay sii cadaynayso warinta dheeradka ah ee bukhaarigu
،،اكملوا عدة الشبعان ثلاثين ،،
Dhamaystira shacabaan soddon
Aragtida bisha la arkaayo culimadu waa ay isku khilaafeen waxa ayna igu kala tegeen laba aragtiyood hasa yeeshee aragtida sii qummani waa in aragtida bisha lagu soomayo argtida hal qof oo keliya uu arko bisha
Waxa sidaas daliil u ah cabdilaahi ibnu cumar uu yidhi:-
،، تراءى الناس الهلال فاخبرت رسول الله صلى الله عليه وسلم اني رايته فصامه وأمر الناس بصيامه،،
أخرجه ابو داود وابن ماجة وصححه ابن حبان والمحاكم والالباني
Dadki waxa ay badhbadheen bishii waxa an nabiga salalaahu calayhi wasalam uga warramay in aan arrkay wuu soomay nibigu dadkana waxa uu amray in ay soomaan
Soomka warrdiga ah ee uu qifku soomi jiray haddii uu kaga beegmo maalintaas wax dhib ah malaha in uu soomo sida xadiisku tilmamayo Tussaale ahaan waxa uu ahaa mid soo cadaystay soomka maalinta khamiista haddii maalintaa khamiistu ay noqoto maalinta laga shakisanyahay wax dhib ah malaha inuu soomo qofkaasi hasa yeeshee waxa aan bananayn in uu ku soomo niyo ramadaan
0 Comments