LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

SU AALO iyo jawaabo

 


Waxa aynu  shagi doona manta laba su aalod iyo jawbohooda 


1))  muxu yahay xukunka xisaab in lagu somaa?

Xisaab in lagu sooma ma banana sababta oo ah nebigu. Salalaahu calayhi wasalam waxa uu   ku xidhay soomka aragtidiisa waxa u yidhi

اذا رأيتم  الهلال فصوموا . وإذا رايتموه فا فطروا: أخرجه الشيخان.

 Hadii ad aragtaan bisha (ramadaan) sooma  

Hadii aragtaan bisha( shawaal) afura

Sido  kale nabigu salalaahu calayhi wasalam waxa  uu yidhi 


انا  أمة امية لا نكتب ولا نحسب  الشهر هكذا  وهكذا يعني مرة تسعة وعشرين.ومرة ثلاثين:أخرجه  الشخان.

Annagu waxa aanu nahay ummad aan waxaba qorin waxana xisaabin   sida ( badan)

Bishu sidaas ayay  noqotaa ama  ama  sidaas isga oo kutil mamaya  fartiisa  29 markalena  30

 Sida  aw geed xisaab in lagu somaa  waxa ay khilafsan tahay   dalillada  sunnada nabi .salalaahu calayhi wasalam.  Iyo dariiqi

Saxabada waxa ayna culimadu ku til mameen  bidco mana banana in xisaab lagu somaa iyo in lagu afuro


2))  malmaha sanadka ka midka ee in lasoomaa  ayasan bananayn wa ku wee? 


 Malmaha uu san soon kood bananayn waxa ay yihiin 

1))  LABADA MALMOOD EE CIIDUL FIDRIDA IYO CIIDA ARRAFO:

NBIGU SALALAAHU CALAYHI WASALAM. WAA UU REEBAY LABADA MALMOOD EE CIIDA  IN LASOOMAO

 ان  رسول الله صلى الله عليه: نهى عن صيام يومين  يوم الفطر  ويوم النحر: منتفق عليه 

 RASUULKA ALLE. SALALAAHU CALAYHI WASALAM . waxa uu reebay soomka laba maalmood  malinta cidul fidrida iyo malinka cida arafada


2)) MALMAHA SEDEXDA AH EE CIIDA ARAFADA KU XIGA

sadexdaas cisho in la sooma ma banana sababta oo aha nabigu  salalaahu calayhi wasalam  waa uu reebay soonka sedexda malmood ee ciida arafo kadan beeya

Nabigu  .salalaahu calayhi wasalam . Waxa uu yidhi

إنما هي ايام اكل وشرب .أخرجه  مسلم

Malmahasi waa malmo wax cunis  iyo wax cabis

 Waxa laga so reebayaa oo maalmahaas  soomikara.  

Qofka xajka  mutamaticaa.  Ah xidhnaa  nef uu  gawrocona wayay. Horena malmihii iidka ka horeyay aan soomin qofkaas waxa u banan sedexda cisho ee ciidka ka Dan beeya  in uu xajka kusoomo hasa yeeshee cidkale uma banana inay malmaha soonto

 Caa isha  iyo  ibnu cumar waxa ay yidhaah deen allah  haka raali noqdee. 

لم يرخص في ايا التشريق ان يصمن الا 

لمن لم يجد الهدي،،أخرجه  البخاري

Loma banayan malamahas in uu soomo mooyaane mid  xoolo uu xaramka ku qala wayay


3)) malinka  laga shakisan yahay in ay Ramadan bilatay

Malinka laga shakisan yahay    in la soomo nabigu salalaahu calayhi wasalam  waa uu reebay waxa uu   cammaar ibnu yaasir ka wariyay nabiga salalaahu calayhi wasalam  in uu yidhi 

من صام  اليوم الذي يشك فيه فقد عصى ابا القاصم صلى الله عليه وسلم   

   Ku kasta oo soma malinka laga shaki sanyahay wax uu casiyay ubuu qaasim  nebiga) salalaahu calayhi wasalam   

Culimada waxa ay kasoo reeban  qofka soon soo soo mijiray in uu malintaa soomi karo isaga oo an la imanayn niyo ramadaan

Post a Comment

0 Comments