LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

WAQTIGA

  


Waxa aynu kahadli doona watiga iyo ah miyadiisa    

Waxtigu walalyal waa fur sad ama  hadayada ugu qaalisan ee so marta ibnu aadamka hadi uu qofku uga fa idaysto waxa yabo khayra waxa uu ku helaya guul iyo badhadhe sido kale hadii uu uga faa idaysto  macsi iyo inu dayocoNA wa mid uu qomamo iyo shalay ka Dan bayso

 Waqtigu waxa uu Lee yahay  ahmiyado tiro badan ku waa ayaynu wax kamida til mami Dona


1))  WAXA U SEES UYAHAY GUSHA:

waqtigu waxa uu sees iyo laf  dhabar uyahay guu sha iyo horumarka adamaha 


2))  XAQIJINTA HADAF YADA:

 xaqijinta hadaf yada qofka  ibnu adamka aha uu gaadho waxa  sees u aha waq tiga   


3)) RAXADA NAFTA: 

Qofku hadii uu nidamiyo waqtigiisa kana faa idaysto waxa uu dare mayaa raaxo nafsadeed


4)) CAFIMAD:

HAdi qofku waqtigiisa uu u nidamiyo si khIbradaysan oo uu ku ilalinayo cafimadkisa  sida inuu jimicsi sameyo ama socod  ama siyabo kale o khibradaysan waxa  U haga jiyay ama uu nidamiyay waqrigisa iyo cafimadkisaba


5)) IN LAGA QANIMAYSTO FURSADAHA:

 Waqtigu waxa uu usoconaya si degdega  waxana aad iyo aad u haboon inu qofku ka faa idaysto fursadaha qaliga ee so maraya noloshisa waayo ma o ga inay fur sadano kale so mari doonto noloshiisa



6)) CIBADADA IyO U DHAWAN SHAHA ALLE:

 waqtigu waa fursad  ilahay logu dhawado laguna cabudo waayo qofku hadanu haysan laheyn waqti ilahay  umu dhawaden acmal wan wanagsana muu sameyeen 


GABAGABO


UGU DANBAYNTI WALALAYAL  WAXAN NAFTAYDA IYO NAFIHINABA U DAR DAR MAYA CABSIDA ALLE IYO KA FAA IDAYSIGA WATIGA QAALIGAA  E ALLE WAYNE INOOGU DEEQAY  

Post a Comment

0 Comments