LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Naciimul janna


 assalaamu caleykum waraxmatu llaahi wa bara kaatu 


waxaynu  ka hadli  Dona janada iyo nimcooyin keeda 

janadu walalayaal waa  hooy badhaadhee oo waligii jiraya baqina ahanaya kaso an lagu xanuun saneyn lagu gaajooneyn lagu gaboobayn    nimcooyin aad utira badane alle kaga waramay alle waxa uu yidhi


قال الله تعالى: ِانَّ المُتَقيِنَ فِي جَنَّاتٍ وَنَهَر*فِي مَقَعَدِ صِدِقٍ عِند َملِيكٍ مُقْتَدِر*


فِيهَا فَاكَهَةٌ وَنَخْلٌ وَرُمَّان*


ولَهُم فِيهَا أزْوَاجٌ مْطَهَّرةٌ وَهُم فِيهاَ خَالِدُون*

والى غير  ذالك  ____


ومن الأحاديث الشريفة 

قال  النبي صلى الله عليه وسلم: أعد الله لعباده الصالحين مالا  عينن رأت ولا اذن سمعت ولا خطر على قلب بشر."


قال  النبي صلى الله عليه وسلم: ان اهل الجنة ليتراءون  اهل الغرف من فوقهم كما تراءون  كوكب الدري الغابر فِي  الافق من المشرق او المغرب  لفضل ما بينهم ."


walalayal ayaad kaa iyo axaadiista aynu til maanay iyo kuwo kale oo tira badanba alle waxa uu kaga hadlayaa janaadkiisa iyo mimcoo yinka uu alle u diyaaroyay adoo madiisa wan wanaagsan  wax yabah waxa kamida kuwan 


1)) WABIYO IYO ILO BURQANAYA : wabiyada iyo ilahaaso  ay ka midyihiin caano malab biyo khamri iyo durduro kale oo an kala joogsi lahayn


2))WAARITAAN  U KU WAARAYO QOFKA JANADA ALLE GALIYO:  janada qofka gala wu ku waraya ku xanuun san mayo gaboobimaayo   dhiman mayo 


3))WAA AMAAN : janadu waa meel amaana oo lagu helo xasilooni iyo nabad galyo


4)) DHAWAN SHAHA ALLE : alle subcaanahu watacaala ayay u dhawanayan dadku marka ay janada galaan  wana badhadhaha ugu wayn ama nimcada ugu weeyn taasina


alle sub xana watacaala haynaga dhigo qaar gala janaadkisa wan wanaagsan  walalayaal aad ayay ubadan yihiin nimcoyinka alle janadisa uu dhiga balse maha ku wo aynu halkan kuso kobi karo ina ta ayaynu iskaga gaabsa  macasalaama

Post a Comment

0 Comments