Wa darsigeeni su 'aalaha iyo jawabaha ahaa ee kitaabka ax kaamu siyaam
SU'AASHA 13 AAD: TAARIKHDA SOOMKU MAXAA AY TAHAY?
tarikhda soonku waa laba;
1) niya go, an oo lala yimaado waagu inta uusan dilaacin ka hor haddii uu soonku yahay mid waajib ah. Soonku haddii uu sunne yahay,
Qofka waxa u banan in uu subax nimada niyeeyo, nabigu salalaahu calayhi wasalam waxa uu ku yidhi soonka waajibka ah:-
،،ما لم يبيت الصيام قبل الفجرفلا صيام له،، رواه الخمس وصححه ابن خزيمة
,,QOFKA AAN SOONKA NIYOON KAHOR DILLAACA WAAGA, SOON U XIDHMAYAA MAJIRO,,
Sida oo kale soonka sunnaha ah nabiga waxa laga
Wariyay in uu ku yidhi xasaskiisa mid kamid ah oo uu u soogalay goor aroornimo ah;
:هل عندكم شيء؟ فنقول:
لا، فيقول: اني صائم "
CUNTO MATAALLA? WAXA AAN NIDHAAHNA MAY. WAXA UU YIDHAAHDAA HADDABA WAAN SOOMANAHAY,,
xadiiskana waxa laga qadanayaa in isla subaxnimada soonka sunnaha ah laniyoon karo haddi anu wax soonka jabiya la iman laga soo bilaabo dillaaci waaga.
2)) IN LAYSKA ILALIYO WAXKASTA OO SOONKA BURINAYA SIDA CUNISTA IYO CABISTA LAGA SOOBILAABO DILLACA WAAGA ILA DHICIDA QORAXDA ALLAAH WAXA UU KITAAB KIISA KU TILMAMAY:-
)وَكُلًوا وَاشْرٰبُوا حَتَى يتَبَيَّنَ لَكُم الخـَـيطِ الأبيض مِن الخيط الأسودَ من الفَجْر
CUNITAANKA IYO CABITAAN WADA ILAA WAAGA BARIGIISA AAD KA HUBSATAAN;;
SU'AASHA 14AAD:- NIYADA SOONKA EE RAMADAAN MA WAXA AY U BAAHANTAHAY HABEEN KASTA IN GAARKEEDA LOO NIYEEYO MISE BILAWGA BISHA AYAA KU FILAN IN MAR QUDHA LANIYEEYO?
Haben kasta oo ka mid ah habeenada bisha ramadaan waxa uu u banahnyahay in gaarkiisa loo niyeeyo. Sababta oo ah, maalinkasta oo malmaha bisha ramadaan ka mid ahi waa cibaado gaar ah, mid walba oo malmahas ka mid ahina gaar keeda ayaa u buri kartaa , gaarkedana waa ay u ansixi kartaa cibada kaliya ma aha oo Mar kaliya wada an saxaysa ama wada buraysa. Sidaas awgeed wa in habeen kasta oo ramadaan ka mid ah gaar kii.sa lo niyeeyaa
0 Comments